Goobta Waaxda Shaqada iyo Beenshanka (Department for Work and Pensions - DWP) waxaad ka eegtaa xaashiyaha ku turjuman luqaddaada. Fadlan ogsoonow, bogaggaasi kuma koobna qoraal kelito. Waxaad halkaasi ka heli kartaa xaashiyaha akhbaarta ugu caansan ee ku saabsan benifityada iyo adeegyadeena. Fadlan ogsoonow xaashiyahaasi waa tilmaamooyinka guud ee benifityada ee ma aha amar buuxa ee sharciga maxkamadeed.
Waxaad soo dirin dirin (download) kartaa dukumeentiyada ku astaameysan
Adobe Reader, waana lacag la’aan.
Haddaad u baahan tahay koobbiyada cajaladaha maqalka ee xaashiyaha DWP oo ku qoran luqaddaada waxaad kala xiriiri kartaa xafiiska xaafaddaada ku yaalla.
Haddaad u baahan tahay xafiiska kuugu dhow ee xaafaddaada waxaad ka eegtaa Your Local Office (Xafiiska Xaafaddaada) ee ku qoran cutubka Contact Us (Nala Soo Xiriir). Cutubkani wuxuu ku qoran yahay af Ingiriisi kelito. Waxaad kalood ku heli kartaa xafiiska xaafaddaada marka aad ka eegtid bogagga lagu xayeysiinayo Hay’adda Benifityada (Benefits Agency)ee cutubyada buugga telefoonada.
Xaashiyaha ku saabsan Masaariifta Kaalmada ee Ilmaha (Child Support Maintenance) ee ku turjuman luqaddaada lama heli karo. Waxaad codsan kartaa koobbiyada xaashiyaha ee waalidiinta aan meel kuwada nooleyn (CSA 2001) waxaadna ka soo weci kartaa Leenkeena Weydiimada ee Qaranka ee ah 08457 133 133.
Akhbaarta Nidaamka Cusub (New Deal) waxaa la heli karaa iyadoo ku qoran afafka Bengaali, Kantoniis< Gujaraati, Hindi, Bunjaabi, Urdu, Fiyeetnaamiis iyo afka Welshka. Haddaab u baahan tahay akhbaar dheeraad ah waxaad eegtaa New Deal (Nidaamka Cusub).
Waxaa kaloo goobteena intarneetka lagu soo daray qaar ka mid ah Waaxyahii hore ee Waxbarashada iyo Shaqada. Goobtaasi weli laguma turjumin luqadaha kale. Haddaad u baahan tahay akhbaar dheeraad ah ee ku saabsan goobtani waxaad eegtaa Link (Xiriirin).
Benefits & services leaflets
- Hawlgabnimo
- Retirement RM1 (53KB)

Aalmooyin oo loogu talogalay dadka hawlgab noqonaaya ama hawlgabay.
A guide to benefits for people who are retiring or have retired.
- Gargaar haddii aad ku nooshahay guriga xannaanada waayeelka
- (Help if you live in a residential care or nursing home GL15) (10KB)

Hage degdega oo kaalmooyin lagana yaabo inaad hesho iyo saameynta kaalmooyin hada kusoo gaadhay haddii aad hoy waayeel ama hooy xanaano waayeel lagu daryeelo caafimaad ahaan ku nooshahay.
A quick guide to benefits you may be able to get and effects on benefits you already get if you live in a residential care or nursing home.
Hage sida aan kuu dhegaysanayno iyo sida aad noola soo xiriiriya si aad soo jeedinaahaga noogu sheegtid.
Hagge muhiim ah oo ah sidii codsi magdhawa saameyn usoo gaadheyso haddii aad qaadato kaalmooyinka sugida bulshada qaarkood.
A useful guide to how your claim for compensation can be affected if you are receiving certain social security benefits.
Working to rebuild lives:
Xafiiska kuugu dhow ee sugida bulshada ka eeg xafiiska deegaankaaga (oo af Ingiriisi ah kaliya lagu raadin karo) ama eeg wakaalada gunooyinka lagu xayeysiiyey qaybta lambarada ganacsiga ee buugga tilifoonada.
Xafiisku waxuu awoodi doonaa inuu kuu diyaariyo si uu talo kuugu siin lahaa afkaaga hooyo. Laakiin haddii aad xafiiska soo wacdid, af ingiriisi ayaa laguugu jawaabayaa.
For your nearest Social Security office check Local office search (only searchable in English) or look for the Benefits Agency advert in the business numbers section of the phone book.
The office will be able to arrange to give you advice in your own language. But if you phone the office, you will be answered in English.
